Wafdi uu hoggaaminayo Xildhibaan Maxamed Caddow oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta lagu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta xarunta hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ku qaabilay Wafdi Sare oo ka...
Shir looga hadlayay go’aamo cusub oo ay soo saartay Wasaaradda Xajka ee Dowladda Sacuudiga ayaa lagu qabtey xarunta Xafiiska Arrimaha...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulsha Dr. Ali Haji Adam Abubakar ayaa ka qayb galay kulanka 60aad ee Golaha Wasiiradda...
Wadanka Algeria waxaa si rasmi ah uga furmay fadhiga 36-Aad ee shirka midowga baarlamaanada Carabta oo ay sanadkan marti gelineyso...
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa hambalyo u diray dhammaan xubnaha kooxda Soomaalida iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa guud ee hey’adda Save the...
Ciidanka booliska Saldhigga degmada Garasbaaley ayaa soo qabtay labo nin oo ku eedeysan inay dhaawac iyo dhac ka geysteen xaafado...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa Dowladda Soomaaliyeed ku metelay Kalfadhiga...
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya tan iyo sanadkii 2022...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho