Kulankaan oo ahaa mid looga hadlayay xoojinta dhiirigalinta iyo garab istaaga dadka qaba baahiyada gaarka ah ayna soo agaasimeen ururka...
Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo mas’uuliyiin ka...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey Hindise Sharciyeedka Danbiyada Kufsiga iyo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Saddex Gaari oo ah...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti kaga qeyb galay kulan...
Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa maanta shixnad gargaar ah oo ka kooban qaybaha kala duwan ee raashinka waxa ay gaarsiisay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulanka Wada-tashiga Qorshe Hawleedka Maamulka Gobolka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safar ugu ambabaxay magaalada Djibouti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Ujeedka socdaalka...
Ugu yaraan 40 qof ayaa ku dhintay qarax ka dhashay booyad Shidaal siday oo shil ku gashay bartamaha dalka Liberia,...
Ciidamada Hey’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku dhigay saddex Gaari oo siday xamuul u badan Alaabo electronics...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...
Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...
Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho