Buug ka hadlaya Cudurada ku dhaca Geela Soomaaliya oo uu qoray Pro Axmed Sheekh Maxamed Kutub ayaa maanta lagu soo...
Maamulka shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud ayaa biyo dhaamin u sameeyay qoysaska uu saameeyay abaarta ka...
Guddiga maamulka doorashada Koofur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabanaya doorashada lix kursi oo kamid ah Golaha Shacabka. Lixdaas...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS Cabdullahi Maxamad Nuur iyo Wafdi uu hogaaminaayo ayaa dalka Tunisia kaga qeyb-galay shirka 39-da ee...
Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Ibraahim Aadan Cali Najax u magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Shabeelaha Hoose....
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah kula yeeshay maanta oo ah...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo hoggaaminayey Saraakiil Sare oo ka tirsan Ciidanka Booliska ayaa...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa deegaanka Garasbaaley uga qeyb galay ololaha...
Magaalada Kismaayo waxaa goordhow gaaray Guddoomiyaha Guddiga qiimeynta xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubbaland Garbahaareey Cumar Maxamed Cabdulle dhageey iyo...
Tartanka Hibada iyo Hal-abuurka Galmudug ayaa Magaalada Dhusamareeb laga Daahfuray iyadoo lagu Maamuusayo Allaha u Naxariistee Mulaxankii Soomaaliyeed Cabdikariin Faarax...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho