Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRO: Damaashaadka Ciida ee Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRO: Damaashaadka Ciida ee Soomaalida ku dhaqan magaalada Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safiirka Soomaaliya ee Dalka kenya Amb.Jamal Maxamed Xasan ayaa Kumanan Shacab ah Salaada Ciida kula dukaday Xaafada Islii ee Magalada Nairobi.

Magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo si weyn looga dabaal degay maalintii 1 aad ee ciidul fidriga ayaa kumanaan ka mid ah shacabka soomaliyeed ee ku dhaqan kenya waxa ay Salaada Ciida ku dukadeen goobo fagaare ah oo ay ka mid ahaayeen Dugsiga Sare ee Islii Garoonka Burhaan State, Barxadda Weyn ee Sir Ali Club iyo goobo kale oo ku yaala xaafada islii.

Related posts

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026

Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Amb.Jamaal Maxamed Xasan ayaa waxa uu shacabka Soomaaliyeed salaada Ciida kula dukaday barxad weyn oo ku taala Dugsiga Sare ee Xaafada Islii.

Ambasador Jamal maxamed xasan Safiirka Soomaaliya ee kenya ayaa hambalyo u diray Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool kenya isagoona shacabka Soomaaliyeed urajeeyay in ciida kale ay Nabad ku gaaraan.

Safiirka Soomaaliya ayaa Salaada Ciida ka dib waxa uu socod ku maray qeybo ka mid ah wadooyinka Xaafada Islii oo uu shacabka Somaliyeed kala qeyb qaadanayay Hambalyada Munasabada Ciidul Fidriga.

nairobi ciida (7)

nairobi ciida (6)

nairobi ciida (5)

nairobi ciida (4)

nairobi ciida (2)

nairobi ciida (1)

Previous Post

Madaxweynaha: “Is-xilqaan iyo in la isku tashado ayay ka dhalatey bilicsamida ka muuqata Xabsiga Dhexe”+Sawirro

Next Post

Wasaaradda arimaha dibadda: Madaxweynaha Soomaaliya lama kulmin Ra’iisul wasaare Natanyahu

Next Post

Wasaaradda arimaha dibadda: Madaxweynaha Soomaaliya lama kulmin Ra'iisul wasaare Natanyahu

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

Boqolaal Qoys oo abaartu saameysay oo biyo dhaamin loogu sameeyay deegaanno hoostaga  Baydhabo 

March 25, 2026
0

Boqolaal qoys oo ka mid ah dadka ay saameysay abaarta daran ayaa gargaar biyo dhaamin ah laga gaarsiiyay deegaanno hoostaga...

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

Arday Soomaaliyeed oo ku guuleystay Abaal-marin Caalami ah tartan ka dhacay Shiinaha

March 25, 2026
0

Arday Soomaaliyeed ayaa guul taariikhi ah ka gaaray tartan caalami ah oo lagu qabtay dalka Shiinaha, iyagoo matalayay magaca iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In