Thursday, April 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Iiraan oo mas’uuliyadda weerarkii Kerman ku edeeysay Isra’iil iyo Mareykanka

caqiil by caqiil
2 years ago
in Wararka
0
Iiraan oo mas’uuliyadda weerarkii Kerman ku edeeysay Isra’iil iyo Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kaaliyaha dhinaca Siyaasadda u qaabilsan madaxweynaha Iiraan, Ibrahim Ra’isi, ayaa  mas’uuliyadda weerarkii shalay ka dhacay gobolka Kerman ee koonfurta Iiraan ku edeeyay Washington iyo Tel Aviv.

Ku xigeenka madaxa arrimaha siyaasadda xafiiska madaxweynaha Iiraan, Muhammad Jamshidi, ayaa bartiisa “X” ku soo qoray  “ hadalka Washington ee ah in Mareykanka iyo Israa’iil aysan wax door ah ku lahayn weerarkii Kerman, ayaa caddeey noogu filan, Mas’uuliyadda dambigan waxaa iska leh Mareykanka iyo Sahyuuniyadda.” .

Related posts

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026

Madaxda Iiraan ayaa isku si u sheegay in weerarkan uu ahaa mid  argagixisanimo, iyagoo ku hanjabay inay jawaab adag ka bixin doonaan.

Tirada dadka ku dhintay labadii qarax ee shalay lala beegsaday gobolka Kerman ee koonfurta Iiraan, ayaa gaaray 95 ruux, sida lagu sheegay tirokoobkii ugu dambeeyay.

Previous Post

Midowga Afrika oo Soomaaliya iyo Itoobiya ugu baaqay inay si nabad ah ku xalliyaan xiisadda ka dhex taagan  

Next Post

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka soo horjeestay faragalinta madax-bannaanida Soomaaliya

Next Post
Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka soo horjeestay faragalinta madax-bannaanida Soomaaliya

Ururka Iskaashiga Islaamka oo ka soo horjeestay faragalinta madax-bannaanida Soomaaliya

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

Soomaaliya iyo Nigeria oo Xoojinaya Xiriirkooda Diblomaasiyadeed

April 9, 2026
0

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga (Letters...

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

April 9, 2026
0

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa ka qeyb galay...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

April 9, 2026
0

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista shidaalka Soomaaliya ee Çağrı Bey, kaas oo hore uga soo shiraacday...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey  ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shahaadooyin guddoonsiiyey ka qaybgalayaasha Aqoon-kororsiga Warbaahinta Nabadda

April 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, mudane Daud Aweis , iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cabdihakim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In