Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Warka ugu Weyn

Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Warka ugu Weyn
0
Kulan looga hadlayay abaaraha oo lagu qabtay Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Afar fariimood oo ay dirtay jabinta difaacyadii iyo duullaankii Khawaarijta

September 14, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardargalinaya dagaalka dalka looga sifeynayo Khawaarijta ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

January 14, 2024

Guddiga gurmadka abaaraha koofur galbeed ayaa ku baaqay in si wadajir ah wax loogu qabto dadka ay abaaruhu saameeyeen ee kusoo qulqulaya magaalada Baydhabo, ka dib kulan ay maanta la qaateen culimaa’udiinka iyo ganacsatada.

Wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka, Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa ganacsatada warbixin kasiiyay halka ay ku bixiyeen dhaqaalihii ay heleen iyo waxyaabaha u qorsheysan, wuxuuna xusay inay dhankooda ka shaqaynayaan sidii gurmad illaa heer tuulo ah loo gaarsiin lahaa dadka dhibaataysan.

Wuxuuna aad u ammaanay wasiirku isxilqaanka ay sameeyeen ganacsatada reer koofur galbeed iyo doorka lixaadka leh eey ka qaadanayaan gurmad u fidinta dadka ay abaartu waxyeelleysan.

Ugu dambayn wasiirka ayaa sheegay in xaaladda dadka ku dhaqan koofur galbeed ay sii adkaanayso marba marka ka dambaysa, wuxuuna dowladda dhexe, hay’adaha samafalka iyo beesha caalamka ugu baaqay in gargaar degdeg ah lala soo gaaro dadka dhibaataysan.

Previous Post

Madaxwayne Ku-xigeenka Galmudug oo tababar u sooxiray ciidamo ka tirsan AMISOM

Next Post

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dib u bilaabashada dhoofka Xoolaha

Next Post
Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dib u bilaabashada dhoofka Xoolaha

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ka wada hadlay dib u bilaabashada dhoofka Xoolaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In