Thursday, March 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xalay Degmooyin ka Tirsan Caasimada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xalay Degmooyin ka Tirsan Caasimada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku Simaha Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye iyo mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka gobolka ayaa Xalay Kormeeray qaar ka mid ah Degmooyinka Muqdosho oo ay ugu kuur galayeen xaalada amni iyo mida horumarineed ee ka jira caasimada.

Degmooyinka ay kormeereen mas’uuliyiintaasi ayaa waxaa ka mid ah Degmada Hiliwaa,Yaaqshiid,Warta nabadda,Iyo Hodan, waxaana meelaha ay tageen mas’uuliyiintaasi dadka shacabka ah ay la wadaagayeen amniga guud ee ka jira ee caasimada, waxaana dhalinyaro kubad ku ciyaarayay Xaafada suuqa xoolaha ee degmada Hiliwaa ay la ciyaareen kubad xiligaasi ay ciyaarayeen, waxaana warbixino la xiriira xaalada degmada ay ka dhageysteen Guddoomiyaha Degmada Hiliwaa.

Related posts

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa Socod lug ah ka bilaabay Xaafada Suuqa Xoolaha iyagoo ku tagay  Isgooyska Baar ubax, taasi oo dhiira galin u ah amniga buuxa ee ka jira caasimada, waxaana xaqiijinta amniga ka qeyb qaadanayay ciidamada Boliiska Soomaaliyeed, Iyo NISA.

Ku Simaha Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Guddoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye oo kormeerka kaddib la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay kormeerkii xalay in ay uga gon lahaayeen soo bandhigida amniga buuxa ee ka jira caasimada iyo in maamulka gobolka uu la socdo xaaladaha ka jira caasimada, waxaana uu sheegay in guddi ay u xilsaareen qiimeynta degmooyinka gobolka Banaadir si loo hubiyo howlaha ka socda degmooyinka gobolka Banaadir.

 

Previous Post

 Xukuumadda Soomaaliya oo cambaareysay weerarka argagaxiso ee lagu beegsaday kolonyo gargaar oo Imaaraati ah

Next Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo fhaweysay Ansixinta Dastuurka Soomaaliya

March 5, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ayaa soo dhoweysay ansixinta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhameystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la yeeshay bulshada ay saameynta abaarta ee G/ Mudug.

March 5, 2026
0

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ayaa kulan la qaatay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Mudug,...

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanlaweyn oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 4, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

Akhriso Isku Aadka Wareegga 2-aad ee Tartanka

March 4, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  labaad ee tartanka

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In