Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay sidii Soomaaliya ay ula wareegi laheyd Amniga Guud ee Dalka.
Wafdi ka socda Dowladda Faderaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga, ...