SoDMA oo daahfurtay mashruuca dib-u-dayactirka iyo dhismaha cusub ee Bakhaarka Dhexe ee Keydka Cuntada
Guddoomiye ku-xigeenka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray mashruuca dib-u-dayactirka ...















