Xildhibaannada Golaha Shacabka oo beri ka doodi doona xeerka Qoondada Haweenka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa oo ...
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ah kulan ku yeelanaya xarunta KMG ee Villa Hargeysa oo ...
Bulshada magaalada Xudur ayaa muujinaya taxadar badan iyo qaadashada talooyinka Wasaaradda Caafimaadka ee waxyaabaha looga hortagayo cudurka faariska koronaha. Tan ...
Madaxwayne Ismaaciil Cumar Gelle ayaa 14-kii bishan ayaa dalkiisa Djibouti ku marti geliyey wada hadalalada Dowladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ...
Wasiirka Wasaarada Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta kormeeray xarumaha CiIdamada Ammaanka heer fadaraal iyo heer dowlad Gobaleed ee ...
Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya Md Xamsa Saciid Xamsa ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya diyaarisay hab- dhismeedka xarunta, ...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay ...
Taliska ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa war ka soo saaray askari boolis ah oo ruux shacab ah dhawaan ku dilay isgoys-ka ...
Cabdiqaadir Cali Maxamed Guddoomiyaha guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhambaal tacsi ah u diray Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan qoyskii uu ...
Wafdigan oo ay hogaaminayeen Guddoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Abshir Maxamed Axmed iyo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho