Cutubyo ka tirsan Kumaandooska Xoogga Dalka ee Gorgor oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho “SAWIRRO”
Wasiirka Difaaca ee Dalka mudane Xasan Cali Maxamed, Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan taliska xarunta tababarada ciidamada ...
Wasiirka Difaaca ee Dalka mudane Xasan Cali Maxamed, Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan taliska xarunta tababarada ciidamada ...
Amnesty International waa hay’ad caalami ah oo sumcad wanaagsan ku leh adduunka iyo arrimaha xuquuqul insaanka, laakiin waxaan rabaa in ...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sharaxay waddada loo marayo in ugu dambeyn Soomaaliya laga ...
Guddoomiye ku-xigeenka gobolka Gedo ahna madaxa amniga iyo siyaasadda gobolka Madane Cismaan Nuux Xaaji Maclimow oo ku sugnaa maalmahii la ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilka iyo Waajibaadkooda shaqo u kala saaray Maareeyaha Tiyaatarka iyo Agaasimaha Hobolada ...
Duqa magaalada Jowhar Ee Gobalka Sh Dhexe Saalax Muudeey oo lahdlay warbaahinta Qaranka ayaa kahdlay arimo ay ka mid yihiin ...
Madaxda sare ee Shirkaddii Barakaat ayaa soo dhoweeyay go'aankii maanta uu Mareykanka xayiraada uga qaaday Shirkadaas kadib markii lagu waayay ...
Guddoomiye ku-xiggeenka Labaad Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Mahad Cabdalle Cawad oo safar shaqo ku joogay maalmihii ugu dambeeyay caasimadda ...
Ciidamada xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgalo muddooyinkan dambe ay ka wadeen gobolada Dalka ayaa dhul balaaran ka qabsaday maleeshiyada Alshabaab,sida ...
Kulamo ay guddiyada sare ee Banigga adduunka iyo IMF yeesheen 12-13-kii Bishaan ayey uga doodeen dekumenti ay shaqaalaha bangiga adduunka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho