Bankiga Adduunka Oo Bogaadiyay Hufnaanta Nidaamka Maaliyaddeed ee dalka+Sawirro
Muqdisho, November 10, 2015------Bankiga adduunka ayaa bogaadiyay isla markaana ammaanay horumarka iyo hufnaanta Nidaamka maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya, kadib kulan ...
















