Bulshada degmada Buulaburte oo si iskutashi ah u bilaabay dayactirka garoonka diyaaradaha degmada
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):- Bulshada iskutashatay ee reer Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay, dayactirka garoonka diyaaradaha ...
















