Dowladda Shiinaha oo gurmadka abaaraha ku taageertay deeq ka kooban lacag iyo raashin
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee ...
















