Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo gargaar ku wareejiyay Wasiirka Haweenka Soomaaliya
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta ku wareejiyay Wasiirka Wasaaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Adanaha ...
















