Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo ka mahadceliyay meel marinta sharciyo muhiim
Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa kaga Mahadceliyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ...
















