Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Jeneral Xasan Maxamed Xuseen"Muungaab" ayaa howlo shaqo u tagay magaaladda Nairobi ee Dalka kenya . Soo dhaweynta Duqa Caasimadda Soomaliya ayaa waxaa Ka...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa uga qayb galay maagaalada Adis-Ababa ee dalka Itoobiya shir ay isugu yimaadeen wasiirada maaliyada iyo dhaqaalaha wadamada...
Read moreSiminaarkan ay soo qaban qaabisay Hay’adda IIDA oo soconayay mudo sedax maalmood ah ayaa waxaa maal galiyay midowga yurub,waxana looga dooday sharciga xuquuql insaanka oo uu gacanta ku hayo gudiga...
Read moreShirka dib-u-heshiisiinta beelaha gobolka Hiiraan ayaa maalintii labaad galay, ayadoo ergo ka socota beelaha dega gobolka ay ku sii qulqulayaan magaalada Beledweyne sida uu ku soo warramayo wariye Cabdishakuur Cusmaan...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa kulan la qaatay Bahda isboortiga dalka, ayadoo kulanka ay sidoo kale ka qeyb galeen masuuliyiinta wasaaradda dhalinyarada iyo isboortiga, Guddiga Olombikada Soomaaliyeed,...
Read moreKoox hubeysan ayaa xalay magaalada Kampala ku toogtay dacwad ooge u dhalatay waddanka Uganda Kampala sida ay xaqiijiyeen saraakiisha booliska. Joan Kagezi, ka shaqeyneysa kiisaska 13 qof oo lagu eedeeyay...
Read moreGolaha xuquuqul Insaanka ee qaramada midoobay ayaa kulan ay galabta ku yeesheen Magaaladda Geneva ee Dalka Switzerland waxaa ay mid naxdin ah ku tilmaamay geeridii allaha u naxriistee Yuusuf Bari...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho