Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho ka heshay dalka Algeria
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ayaa ku dhawaaqday in kooxdii ugu horreysay ee arday Soomaaliyeed ee ka faa’iideysatay deeqaha waxbarasho ee Dowladda Algeria ay gaareen dalkaas. Wasiiru-dawlaha...
Read more










