Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose oo iminka ah Caasimadda maamul goboleedka Koofur galbeed ee Soomaaliya, waa magaalo xeebeed aad u qurux badan, waxaa hadda ku sugan wafdi uu hoggaaminaayo...
Read moreWasiiru dowlaha Arimaha Gudaha iyo federaalka Cabdirashiid Maxamed "Xiddig" ayaa maanta kormeeray , Xabsiga dhaxe ee Xamar , isagoo indha indheeyay xaalada maxaabiista ku hirta xabsigaasi. Wasiiru dowlaha arimaha Gudaha,...
Read moreKulankan oo ahaa mid diiradda lagu saarayay burburka wadooyinka magalada Kismaayo iyo waddo si qaldan loo dhisay sidii dib u dhis loogu sameyn lahaa ayaa waxaa ka soo qeebgalay masuuliyiinta...
Read moreBahir Dar, 16 April 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shir Madaxeedka 5-aad ee Madasha Sare ee Amniga Qaaradda Afrika (Tana High-Level...
Read moreMasuuliyiin ka tirsan xubnaha golaha wasiirrada Galmudug ayaa maanta ka qeyb galay barnaamij qeyb ka ah ololaha wacyi galinta helitaanka biyo nadiif ah oo kasoo ay iska kaashanayaan wasaaradda Biyaha...
Read moreCulimaa udiinkani oo ka kala yimid waddamada Mareykanka iyo Koonfur afrika iyo kenya ayaa waxay kulan diimeed Muxaadarooyin ah ku qabteen masjidu saxaaba oo ku yaala waddada 12 aad ee xaafadda ay...
Read moreBarnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ee SNTV ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha ka jira dalka, waxaana marti ku ahaa Sheekh Yuusuf Cali Ceynte iyo...
Read moreShir madaxeedka wadammada Islaamka ayaa lagu qanayaa dalka Turkiga kaasoo ay ka qeybgalayaan ilaa 30 hoggaamiye, waxaana looga hadlaya sidoo loo xallin lahaa khilaafyada u dhaxeeya dadka muslimiinta ah. Boqorka Sacuudiga...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho