Wasiiru Dowlaha Warfaafinta Soomaaliya oo Nairobi Kula Kulmay Wasiirka Dalxiiska Kenya”Sawirro”
Wasiiru dowlaha wasaaradda warfaafinta,dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Xasan (Bekos) ayaa maanta magaalada Nairobi kulan kula yeeshay wasiirka dalxiiska ee dowladda Kenya Najiib Balala iyo...
Read more