Madaxweyne Qoor-Qoor oo Dib ugu laabtay Magaalada Dhuusamareeb+Sawirro
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa galabta galinkii dambe ee maanta dib ugu laabtay magaalada dhuusamareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweyne Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa...
Read more