Wasiirka Wasaaradda Dekadaha XFS Oo La Kulmay Wasiirka Dekadaha Ee Dalka Turkiga
RADIO MUQDISHO(ISTANBUL):- Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Mudane Abdulkadir Maxamed Nuur, ayaa maanta magaalada Istanbul kulan kula yeeshay Wasiirka Wasaaradda Warshadaha iyo Teknoolajiyadda ee Jamhuuriyadda Türkiye, Mudane Mehmet Fatih...
Read more











