Wasiirka Gaashaandigga XFS oo Muqdisho ka sagootiyay wafdi hordhac u ahaa ciidamada Masar ee loo soo dirayo Soomaaliya
RADIO MUQDISHO: Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan sagootin ah la yeeshay wafdi hordhac u ahaa Ciidanka Qalabka Sida ee Masar oo booqasho shaqo ku joogay Soomaaliya...
Read more










