Madaxweynaha JFS oo Addis Ababa kula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Itoobiya kaga qeyb-galaya Shirweynaha Qaramada Midoobey ee Sugnaanta Cuntada Adduunka ayaa halkaas kulan soo dhaweyn ah kula qaatay Ra'iisul Wasaaraha...
Read more











