Barnaamijka todobaadkaan waxaan ku eegeynaa dhismaha Tiyaatarka oo la soo gabogabeeyay door intee la eg ayuu ka qaadanayaa wacyagalinta Bulshada,...
Kulan wacan Dhegeystayaal todobaadkaan barnaamijka Wadajir waxaan ku eegaynaa doorka hey'adda horumarinta caalamiga ah ee Mareekanku ay ka qaadan karto...
Barnaamijak waxaa marti ku ah Todobaadkaan Safiirka dowladda Mareekanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto oo aanu ka wareysanay taageerada Mareekanku...
Barnaamijka Wadajir ee todobaadkaan waxaa ku eegaynaa doorka dhalinyarada Soomaaliyeed kaalinta ay ka qaadan karaan dhismaha nabadda iyo dowladnimada Soomaaliya....
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Jeneraal Bashiir Cabdi Maxamed oo shir saxaafadeed qabtay maanta ayaa sheegay in hogaanka dambi baarista ay...
Barnaamijka qodobada aan idinku heyno waxaa ka mid ah farqi intee la eg ayaa u dhaxeeya maamul degmo oo la...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa caawa si rasmi ah ugu...
25-kii bishii April ee sanadkan ayaan booqday ‘Garoonka Caalamiga ah ee Beijing Daxing’ oo bartamaha magaalada uga beegan dhanka koofur...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Kulan wacan dhegeystayaal todobakaan waxaan barnaamijka Wadajir ku qaadanaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo xarumaha danta guud gaar...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyey go'aanka Golaha Xukuumadda...
Wafdi heer sare ah oo ay qeyb ka yihiin Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa goordhow gaaray Caasimadda...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho