Barnaamijkani waxaan ku eegaynaa ol olaha isxilqaan ee dib loogu dhisayo Tiyaatarka Qaranka. Madxafka Qaranka iyo Maktabadda. iyo howlaha bilic...
Wasiika Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay Soomaaliya...
Todobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegaynaa doorka nabadda ee warbaahinta, ol olaha nabadda Gaalkacyo iyo deeqaha Mareekanka ee Soomaaliya Barnaamijka...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo maanta hadal kooban ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada Qaranka,...
Toddobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegayna mashaariicda dib u dhiska adeegyada bulshada ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho
Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga ayaa lagu soo gaba-gabeeyay shir labo maalin socday oo looga hadlayay xoojinta xiriirka dalalka Soomaaliya...
Al-Shabaab oo sanado badan wada Dagaal ay ku xasuuqeen kumanaan Qof, welina haya isla wadadaas waxaa mudan in aan iswaydiino...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...
RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...
RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....
RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho