Guddiga Olombikada Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabtay munaasabad lagu weyneynayo Todobaadka xorriyadda Dalka. Xoghayaha Guddiga Olombikada Soomaaliyeed, Maxamed Cabdoow Xaaji...
Koob loogu magacdaray Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ay ku tartameen kooxaha kubadda cagta ee ka dhisan Degmada Xudur ayaa...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa soo saartay qoraal lagu hakinayo muddo 15 maalin...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir oo ay horkaceysay Guddoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta, Marwo Basma Caamir Axmed, ayaa...
Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Mahad Cabdalla Cawad oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha bulshada...
Wafdi oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Xudur...
Wasiirka dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa daah furtay dhigitaanka roogga cagaaran ee garoonka...
Tartanka oo ay qeyb galeen 16-ka laan ee ay degmada Howlwadaag ka kooban tahay waxaa fiinaalka isugu soo haray laamaha...
Shirweynahan oo si weyn loo soo agaasimay isla markaana ujeedkiisu ahaa in lagu doorto hogaanka cusub ee afarta sano ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa munaasabad lagu dhiiri gelinayay Naadiga Muqdisho City ee Dowladda Hoose ugu sameeyay magaalada Muqdisho. Munaasbadda oo...
Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...
Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fitriga u diray shacabka Soomaaliyeed iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho