Kooxda Newcastle United ayaa waxaa garoonkeeda St James' Park 1-2 uga badiyay kooxda Southampton. Kooxda Southampton ayaa goolka la hor...
Kulankii furitaanka koobka qaramada qaarada Afrika ee sanadka 2015 ayaa xulka marti galinaya ee Equatorial Guinea waxa uu barbaro 1-1...
Kooxda Swansea City ayaa waxaa garoonkeeda Liberty Stadium 0-5 uga badiyay kooxda Chelsea. Kooxda Chelsea ayaa goolka la hor martay,waxaana...
Kooxda Liverpool ayaa maanta ku dhawaaqday in ciyaaryahan Suso uu ku biiray kooxda AC Milan oo ka ciyaarta horyaalka talyaaniga....
Shan gool uu dhaliyay shan kulan bishii December waxa ay u aheyd bil fiican weeraryahanka kooxda Queens Park Rangers Charlie...
Ciyaaryahan Andrej Kramaric ayaa ku biiray kooxda Leicester City oo ka ciyaarta heerka koowaad ee dalka ingiriiska. Ciyaaryahan Andrej Kramaric...
Ciyaaryahan Jermain Defoe ayaa qiray in lagu kala ogaan doono goolasha uu ka dhaliyo horyaalka ingiriiska,ka dib markii uu ku...
Kooxda Real Madrid ayaa garoonkeeda Santiago Bernabeu uga hartay koobka boqortooyada ee Copa Del Rey,ka dib markii lugtii labaad ay...
Ciyaaryahan Wilfried Bony oo weerarka uga ciyaarayay kooxda Swansea City ayaa ku biiray kooxda Manchester City oo daafacaneyso horyaalka dalka...
Kooxda Aston Villa ayaa lacag dhan £3.25million ugala soo wareegtay kooxda Valencia ciyaaryahan Carles Gil oo khadka dhexe ka ciyaara....
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta Hay’adda SoDMA kulan kula yeeshay Guddoomiyaha Hay’adda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka...
Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Abdisalam Ali , today received the Ambassador of the Republic of...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda caalamiga ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho