Rag hubeysan ayaa sii dayey ilaa iyo 100 arday oo muddo saddex bilood ah ay afduub ugu heysteen gobalka waqooyiga...
Xuska maalinta Xuquuqda Aadanaha Saoomaaliya ayaa ah, mid bulshada looga wacyi gelinaayo ilaaalinta iyo dhowrista Xuquuqda Aadanha iyo in la...
Maanta oo Sabti ah, qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha Carabta iyo wafuud kale ayaa ku qulqulay caasimadda Ciraaq si ay...
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay...
Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay weerar dhanka cirka ah ka fulisay bariga Afghanistan oo ay ku beegsatay koox xiriir...
Munaasabadda oo aheyd mid looga hadlayay xoojinta Waxabarashada ubadka Soomaaliyeed sidoo kalana lagu dhiiri galiniyay arday sanadkaan dhameysatay waxbaarshadooda dugsiga...
Maxkamadda Gobolka Mudug ayaa soo gaban-gabeysay fadhiyo dhowr ah oo ay ku dhageysatey dacwad ciqaabeed dil ah oo loo heysto...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa qabatay kulan muhiin u ahaa horumarinta hay’adda Duulista Rayidka, Ku xigeenka Maareeyaha Guud...
Kooxda Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay dib ula soo saxiixdeen Cristiano Ronaldo, heshiiska ayaa hadda la...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta la kulmay Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Marwo...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho