Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay meertada 36-aad ee Shir Madaxeedka Urur Goboleedka IGAD...
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleeysatay in muwaadiniin ku xayirnaa dalka boqortooyada sacuudiga Carabiga sababa ka xariira cudurka safmarka ee Covid-19...
Ra’iisal wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhoweyd ka digey garoonka diyaaradaha Ugaas...
Ardada ka qeybgashay imtixaanka fasalka 8-aad dugsiga dhexe ee degmada xuddur iyo Maamulayaasha,guud ahaan bahda waxbarashada gobolka Bakool ayaa wasaarada...
Diyaarad ka diiwaan gashan dalka Kenya ayaa maanta ku gubatay garoonka diyaaradaha ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ayaa waxaana laga...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta agab caafimaad oo loogu talagalay ka hortaga iyo xakameynta cudurka...
Guddoomiye ku-xigeenada maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshda Gobolka Banaadir Marwo Basma...
Wasiirka Boostada iyo isgaariista XFS mudane ENG Cabdi Canshuur Xasan ayaaa maanta ka qeybgalay Kulanka Guddiga Maamulka (Board) ee Hay’adda...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay maanta kala wareegtay Hay’adda Iskaashiga Caalamiga ah ee Jarmalka (GIZ)...
Muqdisho, Diseembar 25, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayso Marwada Koowaad ee dalka Marwo...
Danjire Fardowsa Maxamed Qanyare Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Uganda oo ku hadlaysa magaca dhammaan diblumaasiyiinta safaaradda iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah uga dhiibtay codkiisa doorashada Golaha Deegaanka ee...
Magaalada Muqdisho waxay maanta qortay taariikh baal dahab ah ka gashay sooyaalka siyaasadeed ee Soomaaliya, kaddib markii si wadajir ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho