Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyey Shirka Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga ee Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa tababar u soo xiray saraakiil,...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow ka daahfuray magaalada Muqdisho shirka istiraatiijiyadda ganacsiga Soomaaliya iyo Mareykanka, Madaxweynaha oo...
RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh, ayaa maanta hortagay...
RADIO MUQDISHO:- Maareeyaha Dekadda Muqdisho Mudane Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ururka Baraaruga Bulshada Banaadir (BBB)...
RADIO MUQDISHO(MINNESOTA):-Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda Soomaaliyeed ee...
RADIO MUQDISHO:-Sanatarrada Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS, ayaa kalfadhiga 7aad wajigiisa 2aad ee maanta dhacay ku ansixiyay Sanatar Iftiin Xasan...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):- Bulshada iskutashatay ee reer Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay, dayactirka garoonka diyaaradaha...
RADIO MUQDISHO:-Ra’iisulwasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, oo uu wehliyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta waxaa lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho uu si rasmi...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...
RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...
Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho