Ku simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaiya ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta daah...
Madaxweynaha Jamhooriyadda Federaalka Soomaalia Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor-dhow u ambabaxay Magaalada Dooxa ee Dalka...
Furitaanka Shirkaan oo la xiriiray dib u eegista Sharciga Socdaalka Soomaaliya, waxaa ka qeyb galay Wasiiro ka socday dowlad-goboleedka Hirshabelle,...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha G/Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo xiray barnaamijka Jadwalka iyo Qorshaha Dhismaha...
Waxaa sii kordhaya saameynt fatahaadaha uu Baladweyn ka sameeyey Webiga Shabeele,iyadoo weli uu taagan yahay qulqulka dadka ka barakacaya biyaha...
Qaraxyadan oo is xig xigay ayaa ka dhacay Dalka Indonesia ayaa geystay qasaare xoogan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac,iyadoo...
Wararka saaka ka imaanaya Gobolka Hiiraan ee bartamaha Dalka kana mid ah deegaanaad hoos yimaada Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeele...
Jaaliyadda Soomalida ee Norway ayaa wada Dhaqale Ururin loo sameynayo Dadkii Soomaliyeed Ee dhibtu ka soo gaartay Fatahaadii uu geystay...
Emmanuel Macron Madaxweynaha wadanka Faransiiska ayaa ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka in markale dalka Faransiisku uu difaacay...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho