Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo...
Mark Zuckerberg oo ah Asaasaha barta bulshada ee Facebook-ga ayaa sheegay in isbedela lagu sameeyay qaabka daalacashada wararka ee Facebook-ga...
Munaabasad si heer sare loo soo agaasimey oo lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho...
Ku simaha Wasiirka Wasaaradda Awqaafya iyo Arrimaha Diinta XFS, ahna Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Xassan Ashkir ayaa casuumaad rasmi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Ahmed Isse Awad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng....
Aqoon isweydaarsigaan oo ujeedkiisu ahaa dardar galinta sanadkan ee dhismaha Golayaasha Deegaanka Degmooyinka Gobolada Dalka, iyada oo laga tusaala qaadanayo...
Wafdiga uu hogaaminayo Wasiir Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ee ku sugan magaalada Jowhar oo ay kamid yihiin Xubnaha labada Guddi ee...
Muqdisho, Janaayo 31 2018----Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha...
Madaxweyne Farmaajo ka qeyb galkiisa Shirka 30-aad ee Madaxda Afrika ayaa muhiimad gaar ah lahaa, maadama uu yahay shirkii ugu...
The Federal Republic of Somalia has been elected to serve on the African Union Peace and Security Council (PSC) for...
Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 13-aad, waxaana...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle , ayaa ka qeyb galay kulankii Sanadlaha ah ee Diblomaasiyadeed ee Bilowga...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho