Muqdisho, 19 Feb, 2018 -- Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo madaxda Maxkamadaha gobolka,...
Shirka Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu magacaabay Taliyeyaasha ciidamada Nabad sugidda, Booliska iyo Asluubta, hadaba wax...
12-kii Bishan November ayay ahayd markii uu isku soo dhiibay Cabdinuur Macalin Xasan oo ka mid ahaa horjoogayaasha Maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Dhibane Saciid Jeylani Isaaq waa muwaadin Soomaaliyeed oo ku xanuunsanayay muddo sagaal bilood ah duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo qaba...
Muqdisho, February 19, 2018----- Shirka Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo loo magacaabay Mudane Cabdi...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeehsey kulan deg deg ah ayaa waxaa ay soo magacaabeen taliyaasha cusub ee...
Kormeerkaan oo ujeedkiisu ahaa u kuurgelida baahiyaha Waxbarasho ee ka jira deegaanada Gobolka Mudug qaarkood iyo sidii bulshada loogu wacyigelin...
Kulan looga hadlayo horumarinta xaaladda Amniga iyo xasilinta deegaannada hoos yimaada maamulka K/Galbeed ayaa lagu qabtay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho