Kooxda Alshabaab oo ah koox ka been sheegtay Diinta Islaamka iskana dhaadhicisay in ay kaligood Muslim yihiin, Soomaalida kalana u...
Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka dalka Turkiga Hakan Cawuşoglu ayaa talaadada booqasho qaadan doona labo maalin kaga bilaabaneysa dalalka Suudaan iyo Soomaaliya. Sida...
Qaar ka mid ah dhalinyaradii dhawaan Dowladda Soomaaliya ay ka soo celisay dalka Liibiya ayaa ka warbixiyay dhibaatadii ay ku...
Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka shabeelaha dhexe Madiino Cadow Colow oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa sheegtay in...
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi ayaa Kulan looga hadlayey sida ay ardayda uga qeyb qaadan karaan...
Ku simaha ahna taliye ku-xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen.Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa booqday Ciidanka ilaalada Badda. Wuxuu u sheegay Taliyaha...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la yeeshay Guddiga Ganacsatada Gobolka, waxana...
Kulankaan wadatashiga ah oo ku saabsanaa Habraaca Doorashada 2020-ka ayaa waxaa ka qeyb galay madaxda guddiga madaxa Banaan ee Doorashooyinka...
Howl galkani oo ay iska kaashadeen Booliska qeybta bari ee gobolka banadir iyo ciidamada xooga dalka aya lagu qabty 7...
Muqdisho, 23 June, 2026: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay ka xuntahay colaadda ka socota deegaanka Aricadeeye, taas...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay garab istaag iyo taageero buuxda u muujineysaa Dowladda...
Muqdisho, June 23, 2026: Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhaweynaysaa Isfahamka iyo Is afgaradka (Memorandum of Understanding) ee u dhexmaray...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho