Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa caddeeyay in dowladda aysan u qorsheysneen...
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska, ayaa lagu soo dhaweeyay Banaanbax balaaran oo Maanta ka dhacay Masaajidka...
Wafdi uu hogaaminayo Wasiir ku_xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Cabdullaahi Sheekh Cali Qaloocaw isla markaana ay ku wehliyaan agaasimaaha...
Kooxda Kubadda Cagta ee Heegan ayaa soo bandhigtay tababare cusub kas oo leylin doono kooxda xilli ciyaareedka soo socda. Tababare...
Boqolaal kamid ah dadweynaha ku dhaqan xaafadaha magaalada Muqidsho ayaa saaka ka qeybgalay banana bax looga soo horjeeday qaraxii dhowaan...
Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan howlgal ka dhan ah kooxda al-shabaab,kadib markii habeenimadii xalay ay...
Xulka kubadda cagta ee dalka Portugal ayaa ku guuleystay koobka qaramada qaaradda Yurub markii ay ka badiyeen dalka tartanka sanadkan...
Sida uu qorshuhu ahaa waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu wadaa in uu ka qabsoomo banana bax weyn oo loogu soo...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa maanta shir guddoomiyey kulan looga hadlayay Sharciga lagu...
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan gaar ah, waxaana kulanka shir gudoominayay Ra’iisal Wasaare ku...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa ka digay xaalad adag oo ka jirta guud ahaan dhulka...
La-taliyaha Madaxweynaha JFS ee dhinaca dhaqaalaha, ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa shaaciyay in ay soo...
Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa kormeer shaqo ku gaaray deegaanno ka tirsan Gobolka Bakool, gaar...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in waaxyaha Gurmadka Degdegga ah iyo Caafimaadka ay diyaariyeen gaadiid iyo shaqaale ku filan, kuwaas...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho