Munaasabad lagu xusayey ka hortaga isku furanka Hooyada oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka ayaa waxaa ka qeyb gashay...
Shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada ayaa maanta ka furmay magaalada Istambul ee dalka Turkiga, kaasi oo si gaar...
Ciidamadaan tababarkan loosoo gabagabeeyey oo laga soo kala xuley degmooyinka gobolka banadir ayaa mudadii tababarkani socdey ee aheyd 7 maalmood...
Mas'uuliyiinta wasaaradda warfaafinta DHaqanka iyo Dalxiiska ayaa maanta Tabbar aqoon kororsi ah u furtay shaqaale ka tirsan wasaaradda. Siminaarkaasi oo...
Wakaalada Wararka dalka Turkiga Anaaduul ayaa sheegtay in shirweynaha caalamiga ee looga hadlayo arrimaha wax ka qabashada xaladda bai’aadanimada ayaa...
Cutubyo ka mida ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed gaara haan kuwa ku sugan gobolka Hiiraan ayaa qeyb wayn ka qaadanaya samatabixinta...
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud iyo Wafdi uu hogaaminayay ayaa Saaka u duulay Magaalada Istanbuul ee dalka...
Qaramada Midoobay,Midowga Afrika,IGAD,EU iyo dalalka Kenya,Ethiopia,Sweden,Italy,United Kingdom iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay xeerkii uu ku ansixiyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh...
Dhageysigii labaad ee Dacwada eedeysanayaasha loo heysto inay ka dmabeeyeen qarxii ka dhax dhacay Diyaaradda Daalo horaantii bishii Febraury ee...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray xeer uu ku go’aaminayo hannaanka doorashada dadban ee sannadka...
RADIO MUQDISHO:- Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa ku dhawaaqay warbixinta natiijada doorashadii golayaasha degmooyinka Gobolka Banaadir....
RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo la hadlay Telefishinka Al-Jasiira ayaa sheegay in Israa'iil ay doonayso...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Jamhuuriyadda Carabta ee Suuriya ayaa si kulul u cambaareysay kuna gacan sayrtay aqoonsiga dhex maray Israa’iil iyo Somaliland,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Haashimi ee Urdun, Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Midowga Jasiiradaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho