Ciidamada xooggada dalka oo kaashanaya kuwa booliska gaarka ah ee Dowlad goboleedka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa howlgallo ka fuliyay...
Wasiirka Amniga gudaha ee Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Maxamed Axmed ayaa caddeeyay in weerarkii ka dhacay deegaanka Halgan lagu...
Maamula Gobolka iyo kan degmada Baydhabo ayaa manta magaalada Baydhabo ay ku dhagax dhigeen mid kamid ah Waddooyinka magaalada oo...
Muqdisho, June 9, 2016….Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay...
Wasiirrada Gaashaandhigga iyo Amniga Gudaha oo shir Jaraa’id qabtay kadib weerarkii khasaaraha badan ka soo gaaray kooxda Al-shabaab ee ka...
Madaxweynaha Soomaalida mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta kormeer ku tagay xarunta safaaraddii hore ee ay Soomaaliya ku lahayd dalka...
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa weerar khasaaro badan geystay waxay ku qaadeen xero ay leeyihiin ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Itoobiya oo...
Danjiraha dowladda Emirateka Carabta u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Othman Al Hammadi, ayaa maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya ku wareejisay...
Taliska ciidanka AMISOM ayaa sheegay inay iska caabiyeen weerar culus oo saaka waabarigii Al-Shabaab ku qaadeen saldhig ay ku leeyihiin...
Marti qaad rasmi ah oo uu u fidiyay madaxweynaha dalka Uhuru Kenyatta ayaa madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta ka qeyb...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Yugaandha,...
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho