Qalabkan isugu jiray Shidaal ,qalabka difaaca lagu sameeyo, qalabka loogu talagay dayactirka gawaarida iyo teleefanada loo adeegsado qaraxyadda .oo garaash...
Allaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Waaxda Warbaahinta Qaranka ayaa...
Howlgal ciidamada kunaandooska Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubbada Hoose ku dilay in ka badan...
Kulanka oo ah mid wada tashi ah oo looga hadlayo qorshaha xanaanada xoolaha Soomaaliya iyo sidii loo horumarin lahaa oo...
Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa...
Wasiirka wasaaradda Boostada Mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo uu waheliyo agaasimaha Guud ee wasaaradda Mudane Axmed Xaaji Cabdi ayaa...
Guddoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyey geerida howl wadeen ka tirsan shaqaallaha xarunta Golaha Shacabka oo fiidnimadii caawa ay...
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta lagu wareejiyay deeq loogu talagalay in lagu afuray maxaabiista ku jirta xabsiga dhexe ee...
Ugaas Cismaan Ugaas Cilmi Ugaas Cumar oo ka mid ah duubabka ugu magaca ee ka soo jeeda gobolka Hiiraan iyo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirrada dalalka carabta u fadhiya magaalada Muqdisho....
Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka BJFS ayaa ka dhacay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, waxaana shir...
Nayroobi, Kenya – 11 Maajo 2026---Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u soo gabagabeysay wejiga koowaad ee barnaamij...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Biljimka ayaa ku baaqday midnimo iyo in shacabka Soomaaliyeed ay si firfircoon uga qayb...
Qaar ka mid ah shacabka magaalada Muqdisho ayaa saaka isugu soo baxay bannaanbax ay ku muujinayeen taageeradooda Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho