Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha...
Ciidamada Booliska ayaa caawa gacanta ku dhigay gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga Hoobiyaha...
Akhristayasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada siminaarkii labaad ee saraakiisha ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo maanta si rasmi...
Taliyaha qeybta 21aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Genaral Cabdi Axmed Faadaco oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan kuwa CXDS ayaa...
Wafdigan uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo ay wehiliyeen Wasiirka...
Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa Caawa Gacanta ku dhigay Gaari nooca Dadweynaha ee loo yaqaano Mini Bus oo uu saarnaa Qariga...
Deeqdan lacageed e ka timid qaar ka mid ah xubnaha golaha wasiirada xukuumaddda Soomaaliya oo ay u soo wakiisheen wasiir...
Muqdisho, April 7, 2016: Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ee Soomaaliya...
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Sooamlia, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim “Farkeeti” iyo wafti uu hogaaminaayay ayaa magaaladda Nairobi kulan socday 30 March-5-ta...
Waxa magaalada muqdisho lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee u adeegsiga isboortig horumarka,nabadda iyo maalinta ciyaartoyda Soomaaliyeed. Munaasabadan oo ka dhacday garoonka Banaadir ee magaalada...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa caawa shir-guddoomiyey kulanka amniga caasimadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariim Axmed Xasan, oo uu wehlinayay Xoghayaha Guud ee Guddiga,...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda...
Wasiiro ka tirsan XFS, Xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee BJFS, Taliyaha Ciidanka Asluubta iyo masuuliyiin kale ayaa xay Muqdisho...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho