Maxamed C/laahi Xassan Nuur oo ah wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray dhalinyarada Soomaaliyeed taasoo ku...
Ardayda Tababarka loo soo xiray oo tiradoodu gaareyso 100 arday oo wax ka barata jaamacadda Jobkey ayaa muddada laba maalin...
Gudoomiye ku xigeenka dhinaca siyaasadda ee maamulka gobolka Banaadir iyo mas'uuliyiinta maamulka degmada Cadaado ayaa maanta kormeeray goobaha danta guud...
Wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Soomaliya mudane C/raxmaan Cabdi Cusmaan oo shirar muhiim u ah dalkeena kaga qayb galay dalalka Kuwait,Turkiga iyo...
Dugsiga Al-Bahsiir , waxa uu ku yaallaa degmada Waaberi ee gobolkan Banaadir, waxaa wax ku barta adey Soomaaliyeed oo indha...
Xag-jirmiada waxaa lagu qeexaa in uu qofku ama kooxdu ka baxdo waxa ay dadku isku raacsan yihiin ee saxda loo...
Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed ee ka howlgala magaalada Afgooye ee gobolka Shabeelaha hoose ayaa fariisimo cusub ka sameystay xaafada ka mid...
Waxaa si habsami leh ugu socda magaalada Jowhar ee Caasimada Gobolka Shabeellada Dhexe Barnaamij Sare loogu Qaadayay is-dhex-galka Bulshada iyo...
Dekadda magaalada Boosaaso waxaa ku soo xiratay doon waday qaxooti badan oo Soomaaliyeed, oo ka soo cararay dagaalada ka socda...
Waxaa qoray: Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar "Al-Caddaala" Soomaaliya muddo dheer oo ay ku jirtay daganaasho la’an siyaasadeed oo keentay amni darro...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...
wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho