Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay gaari uu iska leeyahay sarkaal ka tirsan ciidanka...
Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay Xafiiskiisa Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen...
Bulshada ku nool gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa soo food saartay cabsi ku aadan fatahaad uu webiga Shabeelle ka geystay...
Munaasabadan lagu daah-furayay dib u howlgalinta Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyada xafiiskeeda Cadaado, ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas'uuliyiin ka tirsan...
Ciidamada amniga ee dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa howlgallo balaaran oo ay ka sameeyeen qaar ka mid ah degmooyinka gobolka...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa hambalyo ku aadan maalinta Saxaafadda aduunka...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed Maxamuud Cabdikariin...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumada Soomaaliya oo ay wehliyaan sarakiilka tirsan Wasaradda amniga gudaha ayaa galabta qalab Warbaahineed...
War-muritiyeed Ka Soo baxay guddiga farsamada maamul usameynta goballada Mudug iyo Galgaduud ayaa lagu shaaciyay Tirada Beelaha Soo gudbiyay Odayaasha...
Garoowe, 2 May 2015: Iyadoo laga ambaqaadayo shirkii 1aad ee Madasha Wadatashiga, ayaa waxaa magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad Goboleedka...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho