Muqdisho, 02 May 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,...
Xilli magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud uu ka socdo shirka maamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud ayaa ururada Haweenku waxa...
Ujeedka kormeerkan uu Wasiir ku-xigeeka Wasaaradda caafimadka ee xukuumada fedraalka Soomaliya ahna ku-simaha Wasiirka mudane Cismaan Maxamed Cabdi Daalo uu...
Madaxweynaha maamulka Puntalnd Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta garoonka Diyaaradaha ee magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ku sii...
Warka ka soo baxay dowlada Kenya ayaa ah mid farxad gelinaya dadka qoxootiga ah ee kujira xeryaha kuyaala gobolka waqooyi...
Xukunka maanta ay riday maxkamadda darajada koowaad ee ciidammada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa lagu riday 9 ruux oo 7...
Kulankan oo lagu daahfurayey barnaamij loogu magac daray isu xirka dhalinyarada iyo dadka waawayn oo bishiiba mar la qaban doono...
Shirkii magaalada Garoowe uga socday dawladda federaalka ah iyo dawlad-goboleedyada xubnaha ka ah ayaa maanta la soo gabagabeeyey ayadoo laga soo saaray...
Waxaa la soo gabagabeeyay shirkii wadatashiga ee dowladda dhexe iyo dowlad-goboleedyada uga socday magaada Garowe ee xarunta gobolka Nugaar. Afhayeenka...
Dadweyne ayaa isugu soo baxay taallada Daljirka-Daahdoon kuwaas oo dalbanayay in dowladda Talyaaniga ay sii dayso Xaashi Cumar Xasan oo...
Waxaa maanta Degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, lagu qabtay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsanaa la-dagaallanka maandooriyaha, doodaas oo ay...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa si rasmi ah u daahfuray shirka Taliyayaasha Talisyada Sirdoonka...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho