Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed iyo wafdi ay hogaamineyso oo gaaray magaalada Xudur...
Munaasbadaan lagu taageerayay Madaxweynaha cusub ee dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo ku-xigeenadiisa oo ay ka qeyb galeen...
Munaasabad lagu taageerayey waxqabadka maamulka gobolka Banaadir, ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabadda waxaa ka soo qeyb-galay masuuliyiin ka...
Kulan looga hadlayey Xad-gudubka ay Kenya ku sameyneyso badda Soomaaliya oo ay isugu yimaadeen guddiyada joogtada ah ee Barlamaanka, wasiirro...
Tartan Cilmiyeedka bisha Ramadaan oo ay si wada jir ah u baahinayaan Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV...
Munaasabadan oo ahayd afur iyo casha sharaf ayaa waxaa lagu taageraye biladdii iyo shahaado sharafti uu Madaxweynaha Jamuuriyada Fedraalka Soomaaliya...
Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo ku-xigeenkiisa Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta xarunta Madaxtooyada ee Cadaado...
Hay’ad laga leeyahay dalka Boqortooyada Sacuudiga ayaa maanta deeq raashinka ah oo loogu talaglay dadka danyarta ah ee ku nool...
Muqdisho, Talaado 7 July 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudana Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u hambalyeeyay Baarlamanka maamulka Galmudug, sida wanaagsan ee uu ugu...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...
RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho