Ciidanka Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliya oo howlgal ka sameeyay Hotello ku yaala Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta ku...
Wariye Farxaan Suleymaan Daahir oo ah sawir qaade ka tirsan Radio Muqdisho ayaa ka badbaaday isku day dil oo ay...
Munaasabad lagusoo bandhigayay wax qabadka maamulka degmada C/casiis ayaa xalay lagu qabtay degmada C/casiis. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb...
Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Aadan “Fargeeti” oo la hadlay Radio muqdisho isagoo ku sugan dalka...
Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Mudane Cumar C/rashiid iyo wefdi oo hogaaminaayo oo saaka ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa Duhurnimadii maanta gaaray...
Qaar kamid ah hay’adaha gargaarka ee caalamiga ah ayaa dowladda Kenya ugu baaqay in ay u ogolaato in shaqadooda dib...
Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa todobaadkan looga hadlay tayeeynta iyo horumarinta waxbarashada dalka....
10 April 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu...
Munaasabad lagu soo dhaweeynayay abaalmarinta qaaliga ah ee sanadka 2015 uu machad ku yaala magaalada Blerma ee dalka Talyaaniga, guddoonsiiyay...
Roobab Mahiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa caawa ka da’aya magaalada Cadaado. Roobkan oo saacado badan...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...
Muqdisho,Talaado, 28 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho