Munaasabadan oo lagu taageerayay mashruuca nalalka ku shaqeeya ileyska cadceeda oo maamulka gobolka Banaadir uu ka hirgeliyay degmada Xamar JaJab...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke ayaa hambalyo ku aadan 8-da Marso u diray Haweenka aduunka...
Madaxweynaha Dawladda goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qeyb galay Xaflad balaaran oo lagu xusayey maalinta caalamiga...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud: ‘’Ka Madaxweyne ahaan, waxaa iga go’an inaan meesha ka saarno caqabadaha ka hortaagan in xuquuqdooda laga...
Kulan dhaqaale loogu arruurinayay dhismaha waddo isku xirta Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay Gaalkacyo, iyadoo...
Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa uu balan qaaday...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda dalka ayaa maanta hambalyo ku aadan Maalinta Haweenka Adduunka, gaar ahaan haweenka Soomaaliyeed u dirtay Haweenka. Marwo...
Qaban qaabada xuska Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Adduunka oo maanta ku beegan ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Muqdisho...
Taliska Ciidammada Booliska Soomaaliyeed oo kaashanaya xafiiska Xeer-ilaalinta Qaranka, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku bur-buriyey Qamri horey hay’adaha amniga gacanta...
Magaaalada Buuhoodle waxaa maanta ka dhacay Banaanbax balaaran oo lagu taageerayey midnimada Soomaaliya. Banaanbaxa ayaa waxaa ka qabgalay boqolaal ka...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho