Ku-simaha Wasiiraka Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumada Federalka Soomaliya ahna Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Cabdikariim Cabdow Xaydar, oo uu wahelinayey Wasiir...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir...
Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) ayaa maalintii labaad galay...
Ciidamada Booliska Pakistan ayaa sheegay in kooxa mintidiin Islaami ah ay galinkii danbe ee shalay ay weerar ku qadeen goob...
Kordhinta tirada iyo tayada ciidanka sugaya amniga caasimadda waxay ahayd howl ay Dowladdu gelisay dadaal iyo juhdi xoog leh, iyadoo...
Inkastoo heshiis xabad joojin ah uu si rasmi ah u dhex maray dhinacyada ku dagaalmaya Suudaan, haddana waxaa magaalada Khartuum...
Kulanka aqoon isweydaarsiga Wadatashiga istiraatijiyadda Qaran ee Warbaahinta iyo wada xiriirka ( National Communication strategy ) oo soconaya muddo seddex...
Mr. Abdulahi Warsame Roble is the National media reporter in the Galgudud region and He has extensive experience in journalism...
Ciidanka Qalabka Sida oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa weerar ka fuliyay magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe, halkaasi oo...
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Beni'aadannimada, ayaa kormeer shaqo ku tagay xabsiga dhaxe ee Xamar, waxaana halkaas ku soo...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...
RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho