Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta soo xiray Shirweynaha Qaran...
Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo soo xiray saraakiil ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda, kuwaas oo ku eedeysan xatooyo xoolo...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Dr. Cilmi Maxamuud Nuur oo ku sugan magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar ayaa kulamo gaar...
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane, Maxamed Cali Xagaa, Wasiir-Dowlaha Wasaraadda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac,...
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) oo uu wehliyo Xoghayaha guud ee...
Guddiga ka talo bixinta wax ka bedelka muddo xileedka Labada Aqal ee Baarlamaanka Dalka iyo Madaxweynaha ee qodobada 60-aad iyo...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka Dowladda Kenya u fadhiya Soomaaliya...
Lataliyaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Xakameynta Qulqulka Hubka Sharci-Darrada Ah ee Soomaaliya Marwo Mako Maxamuud Muuse, ayaa boggasadisay howlgallada...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya, ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday askartii ka dambeysay weerarkii dhawaan ka dhacay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada Sharm...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Deegaanka ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa 21-kii bishaan Agoosto laba weerar oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab...
RADIO MUQDISHO(GALGADUUD):-Deegaanka Hul-Caduur oo hoos taga degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa wajahaya xaalad adag, kaddib markii Bacadku si weyn...
RADIO MUQDISHO:-Kaaliyaha Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Madey nurey sheikh ufurow, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay...
RADIO MUQDISHO(BEIJING):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdigataax Qaasim Maxamuud, oo magaalada Beijing ee xarunta dalka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho