Ciidamada Booliiska Gobolka Bari ayaa goob fagaaro ah ku gubay maandooriye isugu jira khamri iyo xashiish oo dhawaan ay soo...
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Mahad Maxamed Salaad oo la magacaabay 26-kii May 2022, ayaa durba kor u qaaday...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo ay weheliyaan ku-xigeennadiisa ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud,...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa Aqalka Madaxtooyada Galmudug ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda ICRC oo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowlad Goboleedka Puntland oo looga hadlay todobaadkan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Cabdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka...
November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xeraan xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq Cabdullaahi Axmed Yarow oo...
Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo ka fal-celineysa abaaraha baahsan iyo biyo yarida kajirta deegaanada Galmudug ayaa qodista ceel...
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal wada jir ah...
Guddoomiyaha Jaamacadda Somali International University - SIU mudane 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐘𝐮𝐮𝐬𝐮𝐟 𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 iyo Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca cilmibaarista iyo horumarinta (Research...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...
Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...
Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...
Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho