Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa cambaareeyey falkii foosha xumaa ee argagixisadu ku kaceen. โWaxaan cambaareynayaa...
Mashruucaan Biyo dhaaminta ah ayaa waxaa iskaashanaya Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Galmudug iyo Hay'adda IMC waxaana ka faaidaysanaya 1100 qoys...
Xaruntaani ayaa timid kadib markii dardargelin lagu sameeyay shaqada Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, taas oo ka dhalan karto cabashooyin ka...
4 Qof ayaa dhimatay ku dhawaad 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii Qof xiran jaakadda Qaraxa uu isku...
Guddiga doorashada Puntland ayaa maanta shaaciyay doorashada 11 kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka oo laga soo doorto deegaanada maamulkaas....
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Mudane Asad Yusuuf oo uu wehliyo, Agaasimaha Waaxda Qorsheynta Mudane, Muuse Maxamed Cismaan ayaa...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa daah furay Tababar ku...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Afrika...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa raashiin isugu jira bur,bariis,baasto, sokor, saliid iyo timir u qeybiyay qoysas dan yar ah oo...
Masโuuliyiin ka kala socotay Akademiyadda waxbarashada Qaamuus International ee uu fadhigeedu yahay Muqdisho iyo shirkadda waxbarashada Zafar ee dalka Suudaan...
RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta si rasmi ah guud ahaan dalka uga furmaya imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiyada sare,...
RADIO MUQDISHO:-Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay hoygiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Hayโadda...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qaybgalay Shirweynaha 2-aad ee Hoggaamiyeyaasha Garsoorka...
RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa soo gabagabeeyey barnaamij is-weydaarsi aqooneed oo socday muddo toddobaad ah,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho